liicin
(m.f.dh)

eeg liici. ld liicis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liicin

liicis [m.l]
ld liicin.

rakooc [m.l]
Madax in yar hoos u liicinta qof sameeyo hurdo darteed. ld rakoocid.

rakooc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Muddo yar hurdo darteed madaxa hoos in yar u liicin (qof).

liic [m.l]
Foorar; janjeer.

liic [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Wax dhinac u janjeerid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg