liicliic
(m.l)

Tabarddarro awgeed oo hadba dhinac loo janjeersado. ld liicliicid.

liicliic
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

Hadba dhinac u janjeersasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liicliic

heeti [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Xarrago la liicliicid. 2. ld hiti.

liicliicid [m.f.dh]
eeg liicliic². ld liicliic¹.

liicliicsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax liicliica ahaansho.

liicliicsanaan [m.f.dh]
eeg liicliicsan. ld liicliicsanaansho.

liicliicsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld liicliicsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg