liicliicid
(m.f.dh)eeg liicliic². ld liicliic¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liicliicid ↴
heeti [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Xarrago la liicliicid. 2. ld hiti.
liicliic [m.l]
Tabarddarro awgeed oo hadba dhinac loo janjeersado. ld liicliicid.
liicliic [m.l]
Tabarddarro awgeed oo hadba dhinac loo janjeersado. ld liicliicid.
liicliic [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Hadba dhinac u janjeersasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg