liicsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax dhinac u qallooca ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liicsan

liicliicsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax liicliica ahaansho.

liicliicsanaan [m.f.dh]
eeg liicliicsan. ld liicliicsanaansho.

liicliicsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld liicliicsanaan.

liicsanaan [m.f.dh]
eeg liicsan. ld liicsanaansho.

liicsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld liicsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg