liidid
(m.f.dh)eeg liid².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liidid ↴
taqliidid [m.f.dh]
eeg taqliid². ld taqliid¹.
xaqir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid liidid ama yasid.
liid [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. L. ah: qof jilicsan oo tabar yar. 2. Nacas, doqon.
liid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Cid quursasho; yasid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg