liido
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-iitay, -iidatay)

Cid cudur ama dhaqaale darro awgeed la tabar yarayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liido

darrow [m.l]
Liididda wax la liido ama la xaqiro; quursi. ld darraabid.

gun [m.dh]
1. Dad tol yari lagu liido. 2. Dadweyne; tol. 3. Weel halka uu ka unkamo. 4. Jirridda geedka iwm.

liidasho [m.f.dh]
eeg liido.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg