liifan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fmay, -fantay; -fmi)Wax caatobay noqosho.
liifan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-fnaa, -fnayd)Wax caatoobay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liifan ↴
khaliifan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-fnaa, -fnayd)
(dii.) Qof la khaliifay ahaansho.
liifmid [m.f.dh]
eeg liifan¹.
liifnaan [m.f.dh]
eeg liifan². ld liifnaansho.
liif [m.l]
1. ld luuf. 2. Xashiish jilicsan oo ka hara alwaaxda la qoro. 3. Dhagax xalleefsan oo lagu luufo. 4. Qaynbaar. 5. Sooloji ahaan, dhisme timaha oo kale ah oo dheer, sida tifafka yar yar ee baalasha shimbiraha.
liif [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. Liif ciyaarid. 2. Caatoobid. ld luuf.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg