liili
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Xaskul, harag iwm si ay u jilcaan garaacid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liili ↴
daliili [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax xaqiiqadooda sheegid.
daliilin [m.f.dh]
eeg daliili.
dhaliilid [m.f.dh]
eeg dhaliil².
fowliilid [m.f.dh]
eeg fowliil². ld fowriirid.
haliilid [m.f.dh]
eeg haliil.
liilin [m.f.dh]
eeg liili.
liiliye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Qalab hargaha lagu jilciyo.
maliili [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Jirro cid maliil ka dhigid. 2. Cid bugta baanin. ld mariili.
maliilid [m.f.dh]
eeg maliil². ld maliil¹, mariil¹, mariilid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg