liiliye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

Qalab hargaha lagu jilciyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liiliye

liili [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xaskul, harag iwm si ay u jilcaan garaacid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg