liimadhanaan
(m.dh)

ld liindhanaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liimadhanaan

oranjo [m.dh]
Liin kulkulucsan, waxoogaa ka waaweyn liimadhanaanta oo macaan. ld araanjo.

liindhanaan [m.dh]
Nooc liinta ka mid ah oo dhadhan dhanaan ah leh. ld liimadhanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg