liinbax
(m.l)Mayrmidda dhar iwm midabkoodu mayrmo marka biyo la geliyo. ld dhiinbax¹.
liinbax
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)Dhar iwm midabkooda dhaqmid marka biyo la geliyo. ld dhiinbax².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liinbax ↴
dhiinbax [m.l]
ld liinbax¹.
dhiinbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
ld liinbax².
fasakhan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-khmay, -khantay; -khmi)
Wax liinbaxay noqosho (dhar iwm). ld fasaqan¹.
liinbixid [m.f.dh]
eeg liinbax². ld dhiinbixid.
milan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
1. Milme wax hoore ku qasmay noqosho. 2. Dhar wax liinbaxay noqosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg