liiqliiqi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld liilliiji.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liiqliiqi ↴
dhacdhac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -dhici)
1. Tabaryar darteed la kufkufasho; liiqliiqid; dalanbaabbin. 2. Dhawr mar dhicid.
liilliiji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax meel suran oo adag ruxruxid. ld liiqliiqi.
liilliijin [m.f.dh]
eeg liilliiji. ld liilliijis, liiqliiqin, liiqliiqis.
liiqliiqin [m.dh]
ld liilliijin.
liiqliiqis [m.l]
ld liilliijin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg