liishaan
(m.l)Ku aadinta hub la ridayo meel si waanagsan loogu aadiyo.
liishaan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aamay, -aantay; -aami)Wax shiishid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liishaan ↴
liishaamid [m.f.dh]
eeg liishaan².
liishaannaan [m.f.dh]
eeg liishaaman. ld liishaannaansho.
liishaannaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld liishaannaan.
toog [m.dh]
1. Aqoonta liishaanka. 2. Arrin fulinteedu hagaagtay ama meelmartay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg