limo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-intay, -imatay)Beer harammo ka gurasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh limo ↴
saalimo [m.dh]
Midab madow oo ay iduhu ku yeeshaan barida ama agagaarka sabiisha.
saalimow [m.l]
Hangool yar oo gadaal farraarro dhawr ah ku leh oo madow, loona subko oo suufiyada qaarkood qaataan.
cilimo [m.dh]
Geeso xoolaad oo dhinacyada u kala jeeda.
dallaallimo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Meel kor ka dadan oo dhinacyaha ka furan oo wax lagu gato ama la harsado. ld dallaalin.
limasho [m.f.dh]
eeg limo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg