lin
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-imay, -intay; -imi)Beer abuuran haramo ka jarid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lin ↴
taabbaggelin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taabbaggeli. taabbaggeli
yaallin [m.l]
eeg Oollin. oollin
faalin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faali. ld faalis. faali, faalis
gaallin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaalli. gaalli
kaalin [m.l] (-immo, m.dh)
1. Ceelka meesha biyaha lagala soo baxo, darkana ku aaddan. 2. Meelaha shidaalka laga qaato.
kaalin [m.dh]
1. Hawl guud inta qof kaga aaddan. 2. ld kaalid.
laalin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laali.
maalgelin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maalgeli. ld maalgelis.
maalin dayaxeed [m.dh] (-lmo ..., m.l)
(c.fal.) Inta uu soconayo hal isrog oo dhulku dhidibkiisa isku rogo iyadoo loo fiirinayo dayaxa, ama waa muddo waqti ah oo u dhexaysa labo udub oo isku xiga oo dayaxu ku sameeyo dhig. Muddadaas oo la eg ilaa 24 saacadood iyo 50 daqiiqo.
maalin firfircoone [m.l] (-ayaal, m.l/dh)
Waxaa lagu sharxa noolayaasha aad u firfircoon maalintii. Tus. “Noolayaashaasi cuntadooda waxay raadsadaan maalintii”.
l [m.dh] (la', laan, laam)
Xarafka laba iyo tobnaad ee xuruufta soomaaliga, ahna shibbane.