liqdaar
(m.l)Taagnaan aan dhaqdhaqaaq lahayn.
liqdaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Si aan dhaqdhaqaaq lahayn u istaagid. ld isliqdaar.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liqdaar ↴
lig [m.dh]
Wax kor u taagan oo toosan oo aan soo laabmayn ahaan; wax likaysan ama liqdaaran.
liqdaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax meel taagan oo aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho.
liqdaarid [m.f.dh]
eeg liqdaar².
liqdaarnaan [m.f.dh]
eeg liqdaaran. ld liqdaarnaansho.
liqdaarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld liqdaarnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg