liqsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)1. Qof wax illowsan ahaansho. 2. Wax saqraansan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liqsan ↴
cilmiga filiqsanaanta xayawaanka [m.l]
(c.nafl.) Barashada filiqsanaanta xayawaanka dhulka Oogadiisa.
dhiliqsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld dhillisan.
dhiliqsanaan [m.dh]
ld dhillisnaan.
dhiliqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhillisnaan.
filiqsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la filqay ahaansho. ld firiqsan.
filiqsanaan [m.f.dh]
eeg filiqsan. ld filiqsanaansho, firiqsanaan, firiqsa- naansho.
filiqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld filiqsanaan.
filiqsanaanta-qawmiyadaha [m.dh]
(juqr.) Barashada sayniseed ee fliqsanaanta goboleed ee faracyada ama jinsiyadaha bani-aadamka iyo dhaqamadooda.
laqsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld liqsan.
laqsanaan [m.dh]
ld liqsanaan.