lisan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-smay, -santay; -smi)1. Candho, wax caano ka yimaadeen noqosho. 2. Mindi wax af loo yeelay noqosho.
lisan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)1. Xoolo irmaan wax la lisay ahaansho. 2. Mindi wax af loo yeelay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lisan ↴
xallisan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-smay, -santay; -smi)
Wax la xalliyey noqosho.
xallisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la xalliyey ahaansho.
dhillisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax daabkii laga saaray ahaansho (mindi, masaar, toorray iwm). ld dhiliqsan.
dhul-rif [m.l] (-fyo, m.dh)
(jool.) Lisanka dhulka ku dhaca ee ka dhasha dabaylaha, biyaha socda, mase barafka iyaga oo qaadaya waxyaalihii dhulka ka rifmay sida ciidda iyo dhagxaanta.
laylisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld laylyan.
laylisanaan [m.dh]
ld laylyanaan.
laylisanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld laylyanaan.
lismid [m.f.dh]
eeg lisan¹.
lis [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Caano markaas la lisay. 2. Wax kastoo caano ama dhacaan leh sida xabagta iyo cinjirka iyo dhiinka miraha, oo la soo tuujiyo. 3. ld lisid.
lis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
1. Caano maalid. 2. Mindi af u yeelid.