liso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)1. Mindi iwm lisin ku afayn. 2. Xoolo maalid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liso ↴
gaalliso [m.dh]
Nooc ciyaaraha lagu jaameeyo ka mid ah.
ummuliso [m.dh] (-ooyin, ml.)
Haweeney aqoon u leh sida loo dhaliyo naagaha.
xabag [m.dh]
1. (-bko, m.l) Dhacaan geedaha qaarkood ka yimaada ama laga liso oo kolkii uu neecaawda dareemo isqabsada oo adkaada. 2. Hunguriga cad meesha curtu ku taal; cune; dig.
afceliso [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Naag turjubaanad ah. 2. Naag dadka ku afnaqdo.
baloolley [m.dh]
1. Gabar yar oo markaas timihii loo reebay oo aan weli inan noqon. 2. Hal igar ah oo mar oggolato in caanaha laga liso marna diiddo.
caqliso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld caqliyayso.
dhalaaliso [m.dh]
Qabow aad u xun. ld dhalaalyo, dhalaliso.
dhalaliso [m.dh]
ld dhalaaliso.
dhebiliso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld dhibidhiso.
dhibiliso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld dhibidhiso.