lixdanaad
(m.l)Sanadaha u dhexeeya lixdanka ilaa lixdan iyo sagaalka.
lixdanaad
(m.l.t.j)Tirada jagaale, kan lixdanka u dhigma. ld lixdamaad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lixdanaad ↴
lixdamaad [m.l.t.j]
ld lixdanaad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg