lixee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-xeeyay, -xeysay)

Tiro lix ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lixee

goob-milixeed [m.l] (-dyo, m.dh)
(juqr.) God, hore ay ugu jireen biyo, kaas oo tuullimaad cusbo ah looga tegay uumi baxa biyaha ku dhacay awgiis.

lixeyn [m.f.dh]
eeg lixee. ld lixeys.

milixee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-xeeyay, -xeysay)
ld milxee.

lix [m.dh.t]
Tirada shanta iyo toddobada u dhexeysa; “6”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg