lugduubid
(m.f.dh)

eeg lugduub². ld lugduub¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lugduubid

lugduub [m.l]
1. Fuulidda faras si deg deg ah loo fuulo. 2. Si habaysan oo lugaha loo rogrogo marka ciyaar la tumayo. ld lugduubid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg