luqmaliigle
(m.l)

1. Magaca loogu yeero neef geel ah oo leh luqun qurxoon. 2. Neef geel ah, da'yar oo cayillan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luqmaliigle

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg