macee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-ceeyay, -ceysay)

ld macaanee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macee

biyammacee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ceeyay, -ceysay)
Dhar saabuun lagu dhaqay biyo saafi ah ku raacin.

caanammaceeye [m.l]
Geed maygaagga u eg oo lagu culo haamaha iyo dhiilaha iwm. ld caanammacays.

halaammacee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ceeyay, -ceysay)
ld halaammacoodi.

macaanee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -neysay)
Wax macaan ka dhigid. ld macee.

macayshad [m.dh] (-do, m.l)
Cuntada lagama maarmaanka ah ee lagu noolaan karo. ld maceeshad, maciishad.

maceeshad [m.dh]
ld macayshad.

sonkorow [m.l]
Cudur dadka ku dhaca oo kaadida maceeya, gaajo iyo harraad badanna keena.

tagagsi [m.l]
Nolol xun oo maceeshaddu ciriiri tahay. ld fagagsi.

mac [m.dh]
1. Dhadhan wanaagsan oo dhuuni leeyahay. 2. Neef aan caato ahayn, baruur badanna lahayn; lafqab. 3. Dhunkasho (caruureed).

mac [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-caa, -cayd)
1. Wax macaan ahaansho. 2. Cano dhay eh ahaansho. 3. Wax cayilan ahaansho (neef).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg