madane
(m.l)

ld maddane.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madane

maddane [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
Bir xalleefsan oo daab la qabto leh oo iyadoo kulul xoolaha lagu sunto. ld madane.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg