madax-adag
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dkaa, -dkayd)

Qof aan wax laga dhaadhicin karin ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madax-adag

madax-adkaan [m.f.dh]
eeg madax-adag. ld madax-adkaansho.

qanaan [m.l]
Q. ah: nafley madax-adag oo aan la hoggaamin karin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg