maddaraq
(m.l) (-qyo, m.dh)

Bir xoogan oo leh af ballaaran iyo mid dhuuban iyo daab dheer oo meelaha adag lagu qodo; garweyn. ld maddarab.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maddaraq

maddarab [m.l]
ld maddaraq.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg