maddiiddo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Wax lagu akhriyo haweeney la rabo in nin la oggoleysiiyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maddiiddo

maddiiddee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
Haweeney maddiiddo ku akhrin.

maddiiddeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax maddiiddo lagu akhriyey ahaansho (haweeney).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg