maddooye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

Nacas; dabbaal; caaq.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maddooye

maddooyeysasho [m.f.dh]
eeg maddooyeyso. ld maddooyeysi.

maddooyeysi [m.l]
ld maddooyeysasho.

maddooyeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Maddooyamaddooyo ciyaarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg