madiidin
(m.l)ld midiidin¹.
madiidin
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-imay, -intay)ld midiidin².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madiidin ↴
boy [m.l]
(booyaad, m.l/booyaal, m.l/dh) Adeege, madiidin.
madiidinnimo [m.dh]
ld midiidinnimo.
madiidinsad [m.l]
ld midiidinsasho.
madiidinsasho [m.dh]
ld midiidinsasho.
madiidinsi [m.l]
ld midiidinsasho.
madiidinso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld midiidinso.
midiidin [m.l] (-nno, m.dh)
Qof la nool cid uu u shaqeeyo oo aan wax abaalmarin ah lahayn; aadeege; khaaddin. ld madiidin¹.
midiidin [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-imay, -intay; -imi)
1. Hawl si aad ah u barasho. Tus. “Cali hawshii buu midiidimay.” 2. Weel la culay aad u catireyn. ld madiidin².
madiid [m.l]
ld midiid¹.
madiid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
ld midiid².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg