madiix
(m.l) (-daa'iix, m.dh)1. (dii.) Gabay ama hees cid aad loogu ammaano. 2. Cod wanaagsan oo dheguhu jecleystaan.
madiix
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)1. (dii.) Gagay ama hees cid aad ugu ammaanid. 2. Cod macaan oo dheguhu jeclaystaan ku dhawaaqid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madiix ↴
madaa'iix [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg madiix¹.
madiixid [m.f.dh]
eeg madiix².
madi [m.l] (-iyo, m.dh)
Nin aan lahayn walaalo rag ah.
madi [m.dh] (-iyo, m.l)
1. Gabar aan lahayn walaalo. 2. Neef xoolo ah oo caano badan leh.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg