madiixid
(m.f.dh)

eeg madiix².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madiixid

madiix [m.l] (-daa'iix, m.dh)
1. (dii.) Gabay ama hees cid aad loogu ammaano. 2. Cod wanaagsan oo dheguhu jecleystaan.

madiix [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
1. (dii.) Gagay ama hees cid aad ugu ammaanid. 2. Cod macaan oo dheguhu jeclaystaan ku dhawaaqid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg