madluumi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Qof madluun ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madluumi ↴
madluumid [m.f.dh]
eeg madluun². ld madluun¹ (3).
madluumin [m.f.dh]
eeg madluumi.
madluun [m.l]
1. M. ah: qof niyad xun oo aan raalli ahayn. 2. Qof la dulmiyey. 3. ld madluumid.
madluunsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof la madluumiyey ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg