madluun
(m.l)

1. M. ah: qof niyad xun oo aan raalli ahayn. 2. Qof la dulmiyey. 3. ld madluumid.

madluun
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-uumay, -uuntay; -uumi)

Qof niyad xun oo aan raalli ahayn noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madluun

madluumi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof madluun ka dhigid.

madluumid [m.f.dh]
eeg madluun². ld madluun¹ (3).

madluunnimo [m.dh]
Madluun ahaansho.

madluunsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof la madluumiyey ahaansho.

madluunsanaan [m.f.dh]
eeg madluunsan. ld madluunsanaansho.

madluunsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld madluunsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg