madrasad
(m.dh) (-do, m.l)

1. Dhismo ardada cilmi lagu baro; dugsi. 2. Dugsi ay maaddooyinka lagu dhigto carabi ku baxaan. ld madraso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madrasad

madraso [m.dh]
ld madrasad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg