madraso
(m.dh)

ld madrasad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madraso

madrasad [m.dh] (-do, m.l)
1. Dhismo ardada cilmi lagu baro; dugsi. 2. Dugsi ay maaddooyinka lagu dhigto carabi ku baxaan. ld madraso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg