magaalee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -leysay)

Meel magaalo ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magaalee

magaaleyn [m.f.dh]
eeg magaalee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg