magaaleyso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

Miyi ama tuulo magaalo ka aadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magaaleyso

magaaleysasho [m.f.dh]
eeg magaaleyso. ld magaaleysad, magaaleysi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg