magacdarro
(m.dh)Sumcad xumo qof la soo gudboonaato. ld magacdarri.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magacdarro ↴
magacdarri [m.dh]
ld magacdarro.
magacdar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ugu m.: qof, qof kale kala magac dhigid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg