magacdheer
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-raa, -rayd)

Wax caan ah ahaansho (qof ama meel).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magacdheer

magacdheeraan [m.f.dh]
eeg magacdheer. ld magacdheeraansho, magacdheeri.

magacdheeraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg magacdheerow. ld magacdheeraan.

magacdheeri [m.dh]
ld magacdheeraan.

magacdheerow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-raaday, -raatay)
Wax caan ah noqosho (qof ama meel).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg