magaggooye
(m.l)

(c.nafl.) Cayayaan jiraca u eg, kase weyn oo kolkii la cariyo ur aad u qurmuun sii daaya; noole ura. ld magangooye (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magaggooye

magangooye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
1. Qof magangelyada gooyo. 2. ld magaggooye.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg