magangeli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Qof magangelyo siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magangeli

magangal [m.l]
ld magangelid.

magangelid [m.f.dh]
eeg magangal². ld magangal¹.

magangelin [m.f.dh]
eeg magangeli. ld magangelis.

magangelis [m.l]
ld magangelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg