magangelyo
(m.dh)

Qof cid ka soo cararay oo la daba joogo badbaadinta iyo xannaaneynta cidda uu u tago ay siiso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magangelyo

magangeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof magangelyo siin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg