magangooye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

1. Qof magangelyada gooyo. 2. ld magaggooye.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magangooye

magaggooye [m.l]
(c.nafl.) Cayayaan jiraca u eg, kase weyn oo kolkii la cariyo ur aad u qurmuun sii daaya; noole ura. ld magangooye (2).

nooloo-ure [m.l]
Jinac weyn; magangooye. ld noole-ure.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg