magdee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -deysay)

ld megdee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magdee

asal [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Qolofta ama xididdada dhirta qaarkood oo dhacaankeeda wax lagu magdeeyo ama lagu xooleeyo.

megdee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
Maqaar meged ka dhigid. ld magdee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg