magdhaw
(m.l)

Qiimaha looga qaato qof khasaaraha uu geystay.

magdhaw
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-dhabay, -dhawday)

U m.: qof khasaare uu geystay qiimaheeda bixin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magdhaw

caymis [m.l]
1. Shirkad lacag ka qaadda ciddii ay heshiis la gasha oo u magdhawda markuu shil ku yimaado. 2. ld caymin.

magdhabid [m.f.dh]
eeg magdhaw².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg