maggow
(m.l)

1. Marka ibaha candhada xoolaha caanuhu ku soo istaagaan. 2. ld maggaabid.

maggow
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gaabay,-bowday; -gaabi)

Hoore aad u cantuugid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maggow

maggaabid [m.f.dh]
eeg maggow². ld maggow¹.

maggowsad [m.l]
ld maggowsasho.

maggowsasho [m.f.dh]
eeg maggowso. ld maggowsad, maggowsi.

maggowsi [m.l]
ld maggowsasho.

maggowsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof, hoore hal mar afka uga buuxin.

maggowsiin [m.f.dh]
eeg maggowsii.

maggowso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Hoore aad u cantuugid (qof).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg