magguure
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)

Wax aan tirmin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magguure

magguuraan [m.l]
1. M. ah: astaan ama wax kale oo jiritaankooda aanu tirmin. 2. Hantida aan socon karin sida beeraha, guryaha iwm. ld magguure.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg