magid
(m.f.dh)

eeg mag².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magid

magmagid [m.f.dh]
eeg magmaag.

mag [m.dh] (-go, m.l)
Diyo.

mag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Khasaaro cid loo geystay qiimaheeda bixin. 2. Diyo bixin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg