magli
(m.l) (-iyo/magli, m.dh)

Billaawe.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magli

billaawe [m.l] (-wayaal, m.l/dh)
Mindi labada dhinac af ku leh, caarad dhuuban iyo daab xardhan oo gees ama caag iwm ka samaysan leh oo ay ragga qaataan; magli.

mag [m.dh] (-go, m.l)
Diyo.

mag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Khasaaro cid loo geystay qiimaheeda bixin. 2. Diyo bixin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg